Xaafado balaadhan oo ka tirsan Boorama ayaana la gaynin diiwaangelinta magaalada halkaas oo dadkii xaafadahaas deganaayi ay ka cadhoodeen sida foosha xun ee fowdada ah ee loola dhaqmey. Diiwaangelinta gobolka ayaa ku socota si janjeedha oo siyaasiin badan hore uga faaloodeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS