X

Xaaji Waraabe oo ka quustey ictiraaf ay ka helaan dibedda taageerayna go’aan doorashada cusub+MUUQAAL

Hargeysa–Xaaji Cabdi Waraabi ayaa ka quustey beesha caalamka oo ay ictiraaf ka helaan maamulka Hargeysa sheegayna in ay hadda ka war sugayaan taageerayana go’aankaay isla qaataan sadexda xisbi ee beesha dhexe. Maanta ayaa laga sugayaa in ay ku heshiiyaan xilliga la qabanayo doorashada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.