X

Xaaji Xaamud Jibriil oo aan loo kala hadhin aaskiisa

Allaha u naxariistee waxa magaalada Boorama ku geeriyooday xaaji Xaamud Jibriil Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada ugu weyn. Xaamud ayaa lagu xasuustaa ganacsi xalaala oo uu ku lahaa magaalada iyo gobolkaba. Wuxuu ka tagey caruur farabadan iyo wixii ay sii dhaleen.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.