Xaaska madaxweynaha Nayjeeriya Caasha Bukhaari ayaa ka cabatey sida ninkeeda wax u wado iyadoo dawlada uu soo dhisay ayna ku jirin xubnihii firfircoonaa ee u soo halgamay.
Madaxweynaha Nayjeeriya ayaa dalkiisu taajir yahay laakiin hadana uu ka mid yahay wadamada ugu fiqiirsan ayna ugu wacan tahay dakhliga dawlada iyo ka saliiida oo si xad dhaafa loo musuqo loona cuno xoolaha.
Xaaska madaxaweynaha oo saxaafada la hadashay ayaa sheegtay in dadka madaxweynuhu magacaabay ayna ku jirin hal oo uu yaqaano ama iyadu taqaano.
Mar la waydiiyay dadka ay ka cabanayso in ay sheegi karto ayay ku jawaabtey ”in ay wajiyadooda ka daawadaan telefishanka”.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS