Xaaska Siilaanyo oo kursiga xisbiga ay ku lahayd ISKA CASISHEY iyo iscasilaada oo la waydiiyay
Xaaska madaxweynaha Siilaanyo Aamina Waris ayaa iska casishey kursigii ay ku lahayd xisbiga kulmiye iyadoo sheegay in ay uga degtay qofkale. Xisbiga Siilaanyo ayaa ku dhow burbur kadib markii intii waday ay ka tageen.