Garoowe–Allaha u naxariistee xaaskii madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole marwo Aamino Abiib ayaa geeriyootay. Xaaska oo warar badan soo baxeen ayaa ku geeriyootay Garoowe waxana aaskeeda ka qaybgalay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo madaxda kale ee Puntland.
C/llaahi Warmooge wararka gobolada bari iyo koofurta
ARAABINEWS