X

Xafiiska Imtixaanaadka maamulka Somaliland oo war ka soo saaray natiijada imtixaanadii la qaaday

Xafiiska Imtixaanaadka maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray natiijada imtixaanadii la qaaday e dugsiyada dhexe ee sadexda gobol ee Awdal, Woqooyi Galbeed iyo Togdheer.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.