Xaflad lagu soo dhaweynayay koox ka soo digarogatey xisbiyada Kulmiye iyo UCID ayaa lagu qabtey Hargerysa. Xisbiga Wadani ayaan wali qabsan shirkoodii ay ku dooran lahaayeen musharaxa madaxweynaha. Kursiga ku xigeenka ayaa waxa u sharaxan sadex ka soo jeeda gobolka Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS