Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Maraykanka halkaas oo taageerayaasha Khaatumo State ay u sameeyeen wasiirkooda arimaha dibedda oo xooga saaray mabaadii’da Khaatumo iyo waxyaabaha u qabsoomay. Dhinaca reer Awdal waxa ka hadlay Prof Xaamud Maasheeye oo ku nuux nuuxsaday in lala xisaabtamo dawlada Xasan Sheekh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM