Xaflad xisbiga Kulimiye ku qabsaday Boorama oo kuraastu madhneyd oo hees loo saarey
Xaflad soo dhaweyna oo xisbiga Kulmiye ku qabsadey Boorama ayaa kuraastu madhneyd taas oo keentay sida reer Awdal u diideen in ay fursad siiyeen ninkii dadkooda xasuuqey. Heesta ayaad ka garanaysaa.