X

Xafladii Khaatumo State ee Norway oo laysku arkay iyo reer Awdalstate oo ka qaybgalay+MUUQAAL

Oslo-Araabinews–Xafladii Khaatumo State ee Norway oo la isku arkay iyo reer Awdalstate oo ka qaybgalay. Xafladan oo ahayd sanad guuradii sadexaad ee aasaaska Khaatumo State ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin rag iyo dumarba leh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.