Xagjir Taram oo ay ku socoto xukun ka xayuubin ayaa mardhow sheegay in dhulka reer Falastiin ee Yuhuudu ka dhisatey guryaha ee bulshada caalamku diidey inay aqoonsato ay yihiin dhul u xalaalaysan Yuhuuda.
Xagjir Taram oo arkey in talaabadiisii hore ee uu Qudus ugu aqoonsadey caasimada ayna waxba u dhiman dalkiisa in lo kala badiyo mooyee ayaan hadda arkeyn wax dhiba oo ka soo socota.
”Wax dhiba ma arko waxaan aan sheegay ayuu yiri xagjir Taram waayo waa arin u taala Yuhuuda ay taageeraan iyo Falastiinta lagu tunto. Taram ayaa hore u siiyay buuraha Golan Yuhuuda haysata.
Wax cusub maaha waxa Taram u muuqda in Carabtu u kala ordeyso Yuhuuda oo ay samaysteen cadow ka dhexeeya iyaga iyo Yuhuuda. Wadamada caalamka badankooda ayaa cambaareeyay.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS