X

Xagjir Xasan Daahir Aweys oo fariin waano u direy kooxdiisii Shabaab: ma rasuul ayaa ismoodeen

Xagjir Xasan Daahir Aweys ayaa fariin waano u direy kooxdiisii argagixisada Shabaab. Kooxdan ayaa Muslimiinta gaaleysa kadibna dhiigoosda banaysata. Xasan ayaa sheegay inuu welli la qabo arimaha diimaha ee kooxdu qabto laakiin wado qaldan socdaan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=kfJh1fp0jh0[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.