X

Xaglatoosiye oo isku soo sharaxay xilka madaxweyne ku xigeen ee Somaliland iyo munaasabad loo sameeyay

Xaglatoosiye ayaa isku soo sharaxay xilka madaxweyne ku xigeen ee Kulmiye xaflad balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen qaar ka tuirsan xildhibaanada Kulmiye. Xaglatoosiye ayaa qaba in uu kursigaas wax ka bedeli karo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.