Xaglatoosiye ayaa war ka soo saaray cudurka nadaafad xumada ee shuban biyoodka oo si xun u ritey Burco, Hargeysa iyo Awdal. Wasaaeada caafimaadka ee Xaglatoosiye ayaa ah wasaarad fadhiida oo gudan weyday hawsheedii halka Xaglatoosiye ku mashquuley dabacararka Cali Khaliif.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS