Wasiirka caafimaadka Somaliland Xaglatoosiye ayaa ku margaday wixii u qabsoomay intii uu fadhiyay kursiga. Xaglatoosiye ayaa iska soo dhiibey SSC ayaa hadda ku dhawaad haya booska cafimaadka halkaas oo fadeexad ay ka raacday dhaqtar Somali ah oo uu u diidey gobola.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM