X

Xamda C/raxmaan waa gabadh Talyaaniga degan oo maydka walaalkeed ka qaadi kari waydey safaarada Masar ee Somalida

Xamda C/raxmaan waa gabadh Somaliyeed oo Talyaaniga degan una timi Masar si walaalkeed oo mayda oo la diley u aastaan waxase ku qabsaday safaarada Somalida ee Masar waxayna filanayn. Waxayna ka sheekaysay sida ay wax u dhaceen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.