X

Xanuun hargabka la mida oo dad badan la jiifaan Muqdisho

Waxa magaalada Muqdisho maalmihii u dambeeyay ka dilaac xanun dadku sheegeen mid aan la garanayn laakiin calaa,mado ahaan u eg hargabka. ”Inta dadka wuu hayaa ayay tiri haweenay la waraystey.



Xanuunkan ayayna Somaliya ogaan karin maadaama ayna haysan agabka lagu baadhi lahaa iyo khibradiiba. ”Hargab ayuu u egyahay ana waa ugu dhacay sadex cishana waan la jiifay horena uma arkin xanuun noocana ayuu yiri wiil dhalinyara.


”Wuxuu wataa qandho kulul riiraxanyo badan guriga dhana waa lala jiifaa dadkana waxaan u sheegayaa inay difaaca jidhka xoojiyaan ayuu yiri gabadh kale oo iyadana uu ku dhacay.

Dhaqaatiirta ayaa dadka u sheegay inay intey taxadiri karaan taxadiraan nadaafadana ku dadaalaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.