Xanuunka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay Hargeysa xilli cudurkani fao ba’an ku hayo mgobolada Awdal iyo Togdheer waliba Togdheer si ba’an uu uga dilaacay.
Tirada rasmiga ah ee ilaa hadda la hayo ayaa ah hal ruux oo u geeriyooday. Cudurkan ayay keentaa nadaafad xumo xilli dalka ayna ka jirin dawlad rasmi ah laakiin ay jiraan dawlad jufeedyo taag daran.
Waxa Jira hay’ado cadaana oo xoog uga shasqaynaya gobolada Awdal iyo Togdheer oo hadda ka soo degay Hargeysa si ay u xakameeyaan. Xanuunka ayaa hoos ugu Jira magaalada xilli dadku guryaha iska jiifaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS