X

Xarunta agoomaha ee maanta Siilaanyo furey oo dadka agoomaha ee deegaanka ka qatan yihiin: ARAG qaylodhaan

Xarunta agoomaha e dawlada Kuwayt ku caawisey maamulka Hargeysa isla maantana Siilaanyo furey ayaa dadka deegaanku qaylodhaan durba ka direen. Dadka deegaanka oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in aanu qof agoon ah kaga jirin xarunta taasna ay u dheertahay in lacag laga qaado qofkii u dhawaada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.