X

Xasaasi: wararkii u dambeeyay ee SSC iyo siyaasada ku gadaaman

Waa barnaamij gaara oo ay si wadajira inoogu daadihin doonaan labada saxafi ee Faysal Abroone iyo Cabaas Madani. Waxay ku lafoguri doonaa xaaladihii u dambeeyay ee SSC iyo Awdal iyo dhacdooyin laga argagaxo oo ka dhacay gobolada Woqooyi.





ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.