X

Xasan Cali Kheyre oo xalay dadka Muqdisho kula sheekaystay maqaaxiyaha: SAWIRO

Xasan Cali Kheyre ayaa la shaaheeyay dadka Muqdisho xalay. Raiisal wasaaraha oo socdaal luga ku maray qaybo ka mida magaalada ayaa la sheekaystey dad ku cawaynaya maqaaxiyaha Muqdisho.


Wasiirku xigeenka wasaaadda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiis ee xukumadd Adan ISaaq Cali oo warbaahinta qaran la hadlay ayaan  xusay in dowladda  muhiimada weyn siinayso  Bilicda caasimada isla markaana maamulka Gobolka banaadir uu hada bilaabey howl ballaran oo lagu suurta galinayo.


adkiii uu kula kulmay waddooyinka ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federalka Soomaaliya waydiinayey Su’aalo ka turjumayey  dowladnimada iyo dal jaceylka,kuwaasi oo uu si Caadi ah kuna bogaadiyey in mar kasta ay noqdaan kuwa ku tagan ilaalinta dowladnimada.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.