X

Xasan Culusow oo niyada ka jebiyay dhalintii guusha keentay

Fadhiid Xasan Culusow oo is yiri malaha guusha Farmaajaa leh ayaa si xun u niyad jebiyay dhalintii soo qaaday koobkii Afrika oo ay Soamlidu aad ugu faraxday kadib markii cad quudhsi u tuuray.


Fadhiid Xasan Culusow oo aan fahamsanayn micnaha guushaan ay leedahay ayaa boqol doolar u tuuray dhalintaas guusha qaran keenay ee mudnaa in si fiican loo wanaajiyo ayuu yiri Cali Calasow.



”Waa wax laga xanaaqo in dhalintaas sidaa loo niyad jebiyo oo cad quudh loo tuuro halkii aad loo farxin laha ayaga iyo waalidkoodba xilli kasta oo lagu jiro ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.