Boorama 05 Dec 2014–Xasan Daahir Dhimbiil oo ku xigeen ka ah wasaarada qorsheynta ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday suldaanada sheegayna in ay xadkii suldaanada ka baxeen. Lama oga suldaanka uu jawaabta siinayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM