Quljeed–Xasan Daahir Dhimbiil oo Quljeed oo ka tirsan gobolka Awdal ka soo jeeda ayaa Ramaax geeyay manta isagoo ku faanaya in aanay jirin kacdoon ka jira halkan. Dadka badankiisa ayaa isku raacay in aan la gayn goobaha uu kacdoonku degan yahay oo magaalada hareeraheeda la geeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM