X

Xasan Sheekh ayaa ka gudoomay waraaqaha aqoonsi safiirka Hindiya u fadhin doonto Somaliya

Madaxweynaha Somaliya ayaa waraaqaheeda aqoonsi ka gudoomey safiirka Hindiya u fadhin doonto Somaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay xiriirka u dhexeeya Somaliya iyo Hindiya oo aad u qotodheer.

C/llaahi Warmooge, Muqdisho

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.