Guriga Madaxtooyada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa xalay waxaa ka dhacday xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo maamulada Jubba iyo Koofur Galbeed iyo weftiyo kala duwan oo ay kala hogaaminayeen oo dhamaantoodba u yimi caasimadda Puntland ee Garoowe madasha Shirka wada tashiga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM