X

Xasan Sheekh iyo wasiirada caafimaadka oo sagootiyay dhaawacyadii qaraxii huteel Central ee ay gaysteen shabaab+SAWIRO

Muqdisho–Xasan Sheekh iyo wasiirada caafimaadka ayaa si sagootiyay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartey isqarxintii argagixisada shabaab. Dawlada Sucuudiga ayaa u soo dirtey diyaarad khaasa oo qaada dhaawacan gaysana dalkooda si loogu daaweeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.