Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa arin aan laga fileyn ka dhex sameeyay magaalada Muqdisho munaasabadii maalinta weyn ee dhalinyarada Somaliyeed. Xasan Sheekh ayaa dhex qaaday dhalinta gaar ahaan beerta nabada oo dhalinta iyo dadka Muqdisho ku nafisaan maalmaha ayna shaqayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS