MuqdishoâXasan Sheekh oo waraysi siiyay idaacada codka Maraykanka ayaa si cadho leh u sheegay in wadahadaladii maamul u samaynta gobolada dhexe ay fashilantey kadib markii odayadu diideen in ay tagaan tuulada Cadaado oo markii hore sida muuqata ay ku heshiiyeen beelihiisa Hawiye.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS