X

Xasan Sheekh oo casuumad maamul goboleedyada sida Puntland, Koofur Galbeed iyo Jubba+SAWIRO

Muqdisho–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa qado u sameeyay madaxda maamul goboleedyada hadda ka jira Koofurta Somaliya sida Puntland, Jubba iyo Baydhabo. Xasan Sheekh ayaana sheegin waxa casuumadu tahay waxase aad u adkaa amaanka magaalada Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.