X

Xasan Sheekh oo cod dheer ku sheegay in ay dhacaan kuwa diidan midnimada shacabka Somalida:ARAG

Madaxweynaha Somaliya oo la ciidey shacabka Muqdisho ayaa cod dheer ku sheegay in kuwa diidan midnimada ay yihiin cadowga Somalida sida argagixisadu u tahay cadowga koowaad ee Somalidu leedahay. Xasan Sheekh oo farxad la qaatay shacab iyaga laftodu aad u faraxsanaa kuna sugnaa xeebta Liido in ay caawiyaan kuwo liita ee ku sugan xeryaha Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.