Xasan Sheekh oo waxyar uga hadhan yahay xukunkiisa lagu fashilmey ayaa isku bedel ku sameeyay qaybta cadaalada ee maamulkiisa fashilmey isagoo isku bedelay laba nin oo isku beela kana soo jeeda beesha Isaaq markii uu eryay Ilkaxanaf oo muddo dheer soo hayay xilka garyaqaanka guud.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS