X

Xasan Sheekh oo fariin u direy waalidiinta caruurtii argagixisadu iska soo horeysiisay dagaalkii Puntland: MAQAL

Madaxweynaha Somaliya ayaa fariin u direy waalidiinta caruur argagixisadu iska soo horeysiisay oo lagu qabtey dagaaladii Puntland iyo Galmudug una sheegay in ay markale baraan waalidnimadii ka luntey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.