Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furay shir looga hadlayo sidii loo dhisi lahaa dawlada xigta mar hadii uu ku fashilmey in ay doorasho qabtaan sanada 2016 oo xukunkiisu kaga egyahay. Beesha caalamka ayaa sheegtay in ayna ogoleyn muddo kordhin. Maamul goboleedyada ayaa ka soo qaybgalay siiba Puntland oo iyagu isla muryayay Xasan Sheekh.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM