Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa furay shirka wadatashiga 2016 oo ay ka qaybgaleen qaar ka tirsan maamul jufeedyada jira iyo beesha caalamka oo aad u saluugsan in meeshan ay ka bixi karaan wax macquul maadaama kuwa shiraya iska soo wada horjeedaan oo is aaminkii ka baxay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM