Xasan Sheekh oo dib u furey qayb cusub oo ka mida jaamacadii Ummada Somaliyeed
Madaxweynaha Somaliya ayaa dib u furey qayb ka mida jaamacadii Ummada Somaliyeed oo dib loo hirgeliyay hadana ay ka dhigtaan arday Somaliyeed oo ku dhigta lacagyar. Waxa goobta ka hadlay masuuliyiin kale.