X

Xasan Sheekh oo gaaray Cadaado halkaas oo la filasyo in uu ka furmo shirka maamul u samaynta gobolada dhexe+SAWIRO

Cadaado–Xasan Sheekh ayaa gaaray tuulada Cadaado halkaas oo uu ka furmayo shirka maamul u samaynta gobolada dhexe ee Somaliya. Waxa Xasan Sheekh ka sii horeeyay dhamaan ilaalada sida khibrada leh u tababaran iyo ciidan Itoobiyaana oo amniga sugaya.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu ku hoydo Cadaado, si uu maalinta berri u furo shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.