Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshin laga keenay xukunkii sheegayna in mooshinkani curyaaminayo hawshii la soo qabtey. Xasan Sheekh ayaa dadka badankiisu qabaan in ayna jirin sabab uu ku sii joogo iyadoo askartii dalku ayna qaadan 7 bilood wax mushahara.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM