Ciidanka Yaman ee uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdalla Saalax ayaa gantaal rido dheer oo ka nixiyay ninka dhergay ee Salmaan ee Sucuudiga xukuma.
Gantaalkan ayaa ku dhacay meel u dhow magaalada barakaysan ee Makka ee RABIGEENU ilaaliyay loogana baqayn in xaqtin gaarto. Xasan Sheekh oo doorasho ku Jira ayaa hunguri ka galay gantaalkan lagu waday Maraykanka iyo Yuhuuda degan goobtaas u dhow Makka oo ah xarun ay ka soo weeraraan shacabka at burburiyeen ee reer Yaman.
Wuxuu war ku soo saaray in uu cambaaraynayo weerarkaas waxana la filayaa in gacan ku dhiigle Salmaan oo qoyskiisu xukumo Sucuudiga uu kharash u soo tuuro uu ku galo doorashada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS