X

Xasan Sheekh oo is waydiiyay halka ay mareen askartii loo soo tababaray dalka iyo anaga ma lahayn

Xasan Sheekh oo Muqdisho kula hadlayay booliiska ayaa is waydiiyay halka ay mareen ciidamo badan oo Somaliya loo soo tababaray wuxuuna taa ku macneeyay in ayna Somali lahayn tababarka laakiin iyagu leeyihiin kuwa ay tababartaan oo ay galiyaan caqiiqada Somalinimo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.