Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in uu hadda ogolyahay in uu dhegeysto fikradaha wax dhisaya kuwaas oo uu hore u diidanaa. Xasan Sheekh ayaa dhawaan sheegay in askarta dalku tahay bilaa mishahar afar sano kadib markii la doortey. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS