X

Xasan Sheekh oo ka caraysiiyay maamulada reer Woqooyiga ah Khaatumo State Maakhir iyo Awdalstate

Madaxweynaha Somaliya oo ka caraysiiyay sadexda maamul ee reer Woqooyiga ah e Khaatumo State, Maakhir iyo Awdalstate isagoo maamul u samayntii dalka ku joojiyay maamulka uu hadda u samaynayo reerkiisa ee Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan oo la filayo in beeshiisu u bataan sida hadda warar qaar sheegayaan. Waxa socota dhinaca kale in maamulada Khaatumo iyo Maakhir ay wadaan dhisida maamulkooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.