X

Xasan Sheekh oo ka hadlay cadow cusub oo Somalidu leedahay hadal cadho leh oo uu jeediyay

Madaxweynaha Somaliya ayaa hadal cadho leh ka jeediyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu tilmaamay cadow cusub oo Somalidu leedahay oo buu yiri aan indho u lahayn wanaaga iyo horumarka ka socda dalka. Waxaad is waydiin kartaa yay yihiin cadowgan cusub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.