X

Xasan Sheekh oo ka hadlay gabdhaha Somalida ee la gaynayo Sucuudiga iyo Suaal ku saabsan Somaliland

Xasan Sheekh ayaa waraysi kaga hadlay gabdhaha la gaynayo Sucuudiga, wuxuuna sheegay in si khalad ah loo fahmay oo ay arintu tahay in la sharciyeeyo kuwa jooga Sucuudiga ah ee bilaa sharciga ah kadibna uu sheegay in arintu ayna sidaas ahayn ee ay dalbadeen in loo furo suuqa Sucuudiga ee shaqada.

Waxa dhinaca kale la waydiiyay in uu raaligelin ka bixi lahaa haddii SNM codsato in dawladu sidaas samayso..wuxuuna yiri haa haddii ay la yimaadaan in sidaas la yeelo hana iska ilaawaan waa goysanayda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.