Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay shirkii wadatashi ee fashilmey ayaa sheegay in ay isku dayeen intii karaankooda ah in ay la yimaadaan xal dhexdhexaada waxase muuqata in shirarka soo socda lagu gorfeyn doono sidii loo heli lahaa barlamaan iyo dawlad kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM