Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Somaliya ayaa sheegay in wakhtigu ku yaryahay hawshuna hadda ku badan tahay. Hadalka Xasan Culusow o fadhiida ayaa laga garan karaa in uu rabo in kooxdiisa loo kordhiyo kursiga sanado kale aan la garanayn wuxuu qaban doono.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Â