Madaxweynaha Somaliya ayaa muujiyay wadaninimo dheeraada mar uu la ilmeeyay hees qaali ah oo ay qaadi jireen kooxdii Horseed ee ciidamada qaranka Somalida intii dalku aanu burburin ee ayna burburin kooxihii dabada laga wadey ee qabiilaystayaasha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS