X

Xasan Sheekh oo ku socda Talyaaniga ayaa la kulmey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geele: ARAG

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo ku socda Talyaaniga ayaa sii maray Jabuuti halkaa oo uu ku soo dhaweeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele. Labada madaxweyne ayaa taabtey arimaha ciidamada Amisom oo Jabuuti ku jirto iyo arimaha Somalida guud ahaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.