Madaxweynaha Somaliya ayaa markii ugu horeysay qirtey halka uu ka liito xukunkiisu laakiin uu sheegay in uu awood u la’yahay in uu wax ka qabto. Xasan Sheekh ayaa qirtey in meelkasta oo ka mida maamulkiisa uu fadhid fadhiyo taasina ay kow ka tahay waxa ay wax u socon la’yihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM